Qarax khasaare geystey oo goor dhow Boosaaso ka dhacay

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Qaraxa oo loo adeegsaday bumbo nooca gacanta ah, waxaa lagu tuuray maqaayad shaaha laga cabbo oo ku taal dhabarka dambe ee saldhigga dhexe ee booliska magaalada Boosaaso.   Xeer-ilaaliyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee Bari, Bashiir Ismaaciil (Hoobaleey) Hawl-wadeenada isbitaalka magaalada Boosaaso oo … Continue reading Qarax khasaare geystey oo goor dhow Boosaaso ka dhacay